HOME Profil Eventry contact
 

Eventry

Images1

 



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

AMAL CHARITY SOCIETY ( ACS)

AMAL CHARITY SOCIETY ( ACS), er en hjælp forening, der så dagens lys for 2 år siden. Foreningen bestå af frivillige som bidrager med ideer, kræfter og finansielle bidrag alt efter deres kunnen. Foreningen er ikke politisk, religiøs eller etnisk med har som grundlæg lysten til at hjælp, så meget som mulig, på nogen af 3 verdens mangler.

  • Vi samarbejder med alle der vil hjælp os uden betingelser.

  • Vores hjælp går direkte og hurtigt til de folk der har mest brug for det.

  • Vi laver forskellige projekter, alt efter hvor vi kan hjælp bedst.

  • Vi prøver at hjælp så mange som mulig indenfor de meget begrænset midler vi kan skaf.

  • Vi har, i den lille tid vi har eksisteret, videre givet meget hjælp til forskellige folk.

AMAL CHARITY SOCIETY ( ACS) Waa urur gargaareed kaas oo dhisan mudo laga  soo bilaabo 2004. Ururku waa urur gargaarnimo biniaadmeed, waxa uuna soo dhawaynaya qofkasta oo  fakar wanagsan in uu ku soo kordhisan karo Mid Caqli iyo deeqba ah. Ururku maahan midsiyasaseed,ama dimeed ama qoyseed, waa urur u taagan horumarka iyo waxqabadka bulshada iyo wacyi galinta dhalinyarada iyo dumarka dhibataysan ee kusugan dalka Somaliya melkasta oo ay ka jogaan ururka waxa uu hada ka howlgalay waqoyiga somaliya waxa aana rajaynaynaa in uu kor u soo qadi doono wax tarka walalahena somaliyeed ee ku dulman ama dhibataysan ee ku sugan dalka Somaliya. waxa uu ururku soo dhawaynayaa

  • qofkii ama qoladii danaynaysa in uu wax la qabto sharuud la aan ururka

  • Deeqda ururku waxa ay si dhaqso ah ugartaa dadka u baahan in la takuleyo.

  • ururku waxa u dagsan hadaf kaas oo ah mashruucyo kala duwan marwalbana uuhormaraniyo hadba kii markaa haboon.

  • Tan iyo markii la aasaasay ururku waxa uu soo hoyiyay guulo wax ku ool ah kaas oo ay ka faidaysteen dadka aad kor ku aragtaan masawirkooda

  • waxii talo iyo tusaale ah u dir Mail:- laas_dk@yahoo.com.

    Ururku waxa u hirgalay in uu gaaro guul markii ugu horeysay 2009 uuna geeyay halkontaynar oo ah qalab isbitaal , iskuul , iyo xafiisyo iyowaliba dhar la isticmali karo cimilada Somalya Qalabkaa waxa uu ka koobnaa hanti lagu qimayey 265000,00 Dkr ah waxaana lagu warejiyay gudigii qabiyay noona soo celiyay habkii lo isticmalay. waxa aanu mahad uga celinaynaa gudigaa sida sharafta iyo qimaha lahay ee howshoda ugutay waxa aana rajeynaynaa in Ilaah ajar iyo xasanaad ka siiyo shaqadii ay qabteen dar Alle Awgii . waana kan  hada kujira waa waxiiururka u qabsoomay 2009. Mida kale hada waxa aanu haynaa qalab badan oo aanu u radinayno lacag lagu qado hadii aan helno waan idiin soo shegi donaa goorta ay soo baxayso iyo halka ay ku socto marka isga imadaan xubnaha ururka oo dooran doona halka loodiri doono 2010 ka. Waxii su aal ah kala xirir xiririye A.Charity Society  Fax:-4587300049 Mobil:-4540720324 E_mail:-laas_dk@yahoo.com

 

DET TAKKER VI VORES SPONSORER, FRIVILLIGE OG ANDRE DER HAR VÆRET MED. VI HÅBER AT DET KAN INSPIRERER ANDRE TIL AT MELD SIG SELV.

 

 

 


 

 

 

 

 

 

 

             WALAALAYAAL DHISMO AYAA KU SOCDA WEBKAAN




















 

 


 

       Copyright © 2009 allgargaarorg Design by:-Baashi dheere